Imaaraadka Carabta oo ballanqaad u sameeyay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Danjire Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi, ayaa muujiyay sida ay dowladdiisa uga go’an tahay garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna ballanqaaday ergay … Continue reading Imaaraadka Carabta oo ballanqaad u sameeyay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)